Virginia Gamba oo Muqdisho timid iyo Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee xogyahaya guud ee qaramada midoobay, u qaabishan caruurta iyo khilaafaadka hubeysan, Virginia Gamba de Potgieter. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaaraha iyo ergayga gaarka ah ee xogyahaya guud ee qaramada midoobay u qaabishan caruurta iyo khilaafaadka hubeysan ayaa looga … Continue reading Virginia Gamba oo Muqdisho timid iyo Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay (Sawirro)